Qeexid

"Rati la rarto oo aan buubaal ahayn."

Qeexid Xigta

H. ah: hayiminta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hayin oo kali ah:
  • Isu dheelitir maamul, iyo u hayin noqoshada cahdiga seetada u ah bulshada, kuna dabra gobol gobol kale, ama hay’ad hay’ad kale.
  • Xubintaan ka tirsan guddiga doorashayinka ayaa sidoo kale sheegey in dadka uu ku cadaato dambigaan la horkeeno sharciga hadii musuq maasuqkan ku lagu helo.