Qeexid

(-ooyin, m.l) (fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haydh oo kali ah:
  • Haydh tuulaha Burco ayaa sheegay inuu ka baqo-qabo in boqorradu nabadda xaynka ku qaado.
  • Markii ay marayeen magaalada HAYDH-DUCOTO ee SNMtu u bixisay barta guusha ayaa ciidamadii faqashta ee fadhigeedu ahaa NASIYE ay ugu sameeyeen jid gooyo halkaasoo laysku waydaarsaday rasaas, intaa ka dibna wax iska horimaada lamay kulmin ilaa Burco.