Qeexid

"(-nno, m.dh) (kiim.) Iskudhisyada kiimikaad ee ka kooban karboon iyo haydarojiin oo keliya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haydarokaarboon oo kali ah:
  • Shidaal sidoo kale loo yaqaano Saliida Dhulka ( ingiriis : Petroleum) waa dareere ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah, ur badan, midab huruud ilaa madoow ah leh, ka samaysan isku dhisyo haydarokaarboon ah, oo laga helo oogada dhulka hoosteeda.
  • Naafto ( ingiriis : Diesel) waa waa shidaal dareere ah oo ka mid ah kheyraadka dabiiciga ah, markey qaydhiintahay leh midab huruud ilaa madoow ah, kana samaysan isku dhisyo haydarokaarboon ah, oo laga helo oogada dhulka hoosteeda.