Qeexid

"(kiim.) Summadda H. Curiye neef ah oo ur iyo midab midna aan lahayn. Waa curiyaha ugu fudud uguna badan adduunka. Wuxuu ku jiraa biyaha iyo dhammaan iskudhisyada organikada ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haydarojiin oo kali ah:
  • Malakuyuul waa dhismaha ugu yar ee curiyeha qaarkood sida Haydarojiin oo markay kali tahay u sameeysan Malakuyuul.
  • Biyaha qaacidadiisa Kiimikaad waa H 2 O ( labo Haydarojiin iyo hal Ogsajiin ).