Qeexid
Cid haydaaro u gaysasho.
[-eeyay, -eeysay]
haydaareeeyay
haydaareeeysay
f.g2Cid haydaaro u gaysasho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto.
Qeexid Xigta: Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Qof haar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld haydaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld haydaarayn
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg haydaaree. ld haydaarays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eeysay
Qeexid: Wax har u yeelid.
Qeexid Xigta: Wax iftiin ka qarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -lay, -ashay
Qeexid: Neef ido ah caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: h. ah: neef ido ah oo caato ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: haydaro'ogsaydh m.l (-dyo, m.dh) (kiim.) Iskudhis uu ku jiro ayoonka OH- ama kooxda -OH.
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Wax dhinac kasta ka marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Neef ido ah wax caatoobey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg haydal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Neef ido ah wax caato ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg haydalan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: U h.: wax qabashadooda cid u fududeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-ooyin, m.l) (fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld haydalnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Dhinac; barbar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qof tabar daran.
Qeexid Xigta: Qof aan muuqaal wanaagsanayn.
Qeexid Kale: Wax soo haray. 4. Derin duug ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: haydka aayoonaynta m.l (fiis.) Tamarta loo baahan yahay si atomka gaaska (uumiga) looga saaro elegtroon.