Qeexid

"Cid haybtiisa weyddiin."

Qeexid Xigta

Cid wax weyddiisasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haybso oo kali ah:
  • Abdiqani Jamac Dharas wuxuu ahaa nin eexda neceb isla markana wuxuu ahaa nin kasoo horjeeda takoorka ama haybsooca dadka Soomaalida ah ee lahayb sooco.
  • Taasi waxay xusuusisay Soomaalidii soo haayaantay wadankoodii markay joogeen inay haybsooc ku samayn jireen ama ku hayeen dad walaalahood ah oo ay iska saraysiin jireen, quursana jireen iyaga oo iska waynaysiinaya.