Qeexid

Baadi cid weyddiin.

Qeexid Xigta

Wax cid weyddiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haybi oo kali ah:
  • Doorashadii Somaliland, Dooda Xisbiyada, Iyo Dawladaynu Haybinayno.
  • Doorashadii Somaliland, Dooda Xisbiyada, Iyo Dawladaynu Haybinayno.