Qeexid

"Midab madow-dhalaal ah; hurre."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haybe oo kali ah:
  • Mudane Jamac Cabdillahi Nuur "Haybe" oo ahaan jiray Wasiirul dawlaha Wasaradda Macdanta iyo Biyaha.
  • Deegaan ka tirsan Degmada Mahadaay ee Sh/dhexe ayaa waxaa xalay ka dhacay dagaal haybeed sababay inuu ku dhinto hal qof, halka ruux kalena uu ku dhaawacmay, iyadoo qofka dhaawacmay la dhigay Isbitaalka INTERSOS ee Degmada Jowhar.