Qeexid

"Dhawr geeddi, aan kala go' lahayn, oo meel fog loogu guuro."

Qeexid Xigta

H. ah: dad iyo xoolo guuraya oo meel fog u socda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hayaan oo kali ah:
  • Shirka dib u heshiisiinta beelaha Somaliyed ayaa maalinta berri ah la soo afjarayaa xilli iska-horimaadyada ay maagalada Muqdisho ka wadaan kooxaha ka soo horjeeda ciidmada dowlada ay sii kordhayaan.
  • Xuseen M. Gaagale oo isaguna saxaafada la hadlay ayaa sheegay in weerarkaas uu ahaa mid ay kaga sifeynayaan Gobolka Ururka Xisbul Islaam ayna ku guuleysteen isagoo xusay inay saldhiga gacanta ku hayaan.