Qeexid

Meel fog oo roob ka da'ay xoolo u rarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hayaami oo kali ah:
  • Dalka Maraykaanka ayaa la sheegay inuu kabo u tolay Markab buurnaantiisa laga fajacay, markabkaas oo la sheegay inuu Maraykaanku doonayo inuu u soo hayaamiyo xagaa iyo qadaadka Afrika.
  • Hasselbaink Oo Barcelona U Hanqal-Taagaya London (AP) – Weeraryahanka reer Holland ee Jimmy Floyd Hasselbaink, ayaa bar-tilmaameed ka dhiganaya sidii uu ugu hayaami lahaa naadiga Isbaanishka ah ee Barcelona.