Qeexid

"(f.g) Wax xafidid."

Qeexid Kale

(f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.

Qeexid Xigta

(f.mg) La h.: wax kahelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hay oo kali ah:
  • Warar hoose ayaa iyaguna sheegay in Magaalada Baydhabo la qorsheynayo in laga furo idaacado ay maamusho Al-shabaab, taasoo ururada saxaafadu ay ku sheegeen inay tahay mid ka horimaanaysa xoriyada saxaafada.
  • Tababarkan iyo kuwa ka horeeyayba waxa maalgelisay hay’adda IRC.