Qeexid

"Hadal; oraah; weer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawraar oo kali ah:
  • Amase aan hawraartiyo naxwaha ugu hal-maalaay’e.
  • Way og yihiin taas oo kama dhoy la’ ee hawraartii “Sula iyo Xaaraama-cune” waraabaha laga reebay baa meesha taalla: “Waa taan ka miciin liitaa ragga qarniga 21aad”!