Qeexid

"Wax damcid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawoo oo kali ah:
  • Kolkii uu la kulmo wuxuu ku oran jiray “soo dhawoow amiirkaygow”, markii uu arko qof la yaabaya hadalkaasna wuxuu ku oran jiray “waxaa amiir iigu dooray Rasuulka (scw).”
  • Godob iyo hanaayo iyo eed la igu haaraamo, adyadiyo habaarkiyo gefkaan, kala hawoodaay’e.