Qeexid

"Dabayl gabow."

Qeexid Kale

Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.

Qeexid Xigta

Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawo oo kali ah:
  • Soo dhawow Diiriye, wajigaaga war xiisa leh baa ka muuqdee bal noo warran, maxaa soo kordhay?
  • Dadku waxay sheegeen in ciidamadu ay hawo ku furaan xayawaanka oo ay saartaan qaarkood diyaaradda iyagoo nool marka ay qabtaan.