Qeexid

Dhib yar; fudud.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawlyar oo kali ah:
  • Hanashada fursadani maaha mid si hawlyar ku timi, ee waxay Soomaalidu qoomiyad ahaan u soo gashay halgan dheer oo naf iyo maalba lahaa.