Qeexid

"Qof wax hawl haya ahaansho. ld hawlloon, hawshoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawllan oo kali ah:
  • Taas oo qudha ah ayuu weligiiba ku hawllan yahay.
  • Taas oo lala yimaado ayaa isla markiina saaxiibbadeenna ajnabiga ah ee Af-Soomaaliga daneeya iyo heyadaha gargaarka bani-aadmiga ku hawllan u suura gelin karta in ay gacan weyn oo hagarbax leh ka geystaan gudashada xilkaas.