Qeexid

"hawlla' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof aan hawl hayn ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawlla oo kali ah:
  • Taas oo lala yimaado ayaa isla markiina saaxiibbadeenna ajnabiga ah ee Af-Soomaaliga daneeya iyo heyadaha gargaarka bani-aadmiga ku hawllan u suura gelin karta in ay gacan weyn oo hagarbax leh ka geystaan gudashada xilkaas.
  • Taliska Daraawiishta Puntland oo dib-u-habayn lagu sameeyey wuxuu ku hawllan yahay tayaynta iyo dhismaha ciidan hanan kara difaaca dalka.