Qeexid

"eeg hawlgeli. ld hawlgelis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawlgelin oo kali ah:
  • Sarakiishii macallimiinta ka ahaa kulliyadaha sare ee dalka, kuwii wax ku bartay dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba in badan oo ka mid ah ayaa maanta la hawlgelin karaa loona adeegsan karaa tababaridda ciidan cusub ama dhaqancelinta kuwii hore.
  • Waddanse wuxuu wax ku noqdaa marka la suuliyo waxna laga qabto musuq-maasuqa, iyada oo la xoojinayo lana hawlgelinayo laamaha caddaaladda.