Qeexid

"(-byo, m.dh) H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay. ld hawlgeb1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawlgab oo kali ah:
  • Ganacsato badan ayaa ku musallaftay markii ay qalabkii ay hantidoodii ku maal-geliyeen, sida qaboojiyeyaal, doonyo iyo shabaag, ay hawlgab noqdeen.
  • Si kasta ha ahaatee madaarka Burco waxa uu u muuqday meel ay duruufo badani haystaan oo u baahan in wax badan laga qabto, iyada oo ay xaaladiisu u muuqato inuu hawlgabayo haddii aan si dhakhso ah wax looga qaban.”