Qeexid

"Dheddigga dadka guud ahaan; dumar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haween oo kali ah:
  • Xalwad iyo xabaasuud xagliyihi timaha marin, ururada haweenkiyo, NGO’yadaydii.
  • Hase yeeshee ururada haweenka ee NOW Iyo NAGAAD oo ah labada urur ee ugu waaweyn ururada haweenka Somaliland waxay magaalada Hargeysa ku qabteen xaflada kala duwan oo iska barbar dhacay.