Qeexid

"Dhul dhir dhaadheer oo cuur ah leh, buuro lahayn oo aan biyo badnayn."

Qeexid Xigta

Xarigxarig.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawd oo kali ah:
  • Sidaasi awgeed, waxan filayey sida ladhka qoraalku tilmaamayo inuu qoruhu ( Ibraahin Yuusuf Axmed ‘Hawd’) soo bandhigo waxa qabyada ka ah qoraalka af Soomaaliga.
  • Ma ihi qofka keliya ee dareemay inuu Ibraahin Hawd ka hadlo waxaanu aqoon.