Qeexid
Tegidda laga tago meel, oo la aado meel ka hawo duwan, si loo nasto ama caafimaad looga helo.
Qeexid Xigta
ld hawaggeddin.
Tegidda laga tago meel, oo la aado meel ka hawo duwan, si loo nasto ama caafimaad looga helo.
ld hawaggeddin.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U h.: cid meel ay ku nasato ama cafimaadka hesho geyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawaggeddi. ld hawaggeddis (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Neef xoolo ah sabaalin. ld hawadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dalaggeddin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Burburinta iyo jilcinta ciidda beerta lagu sameeyo. ld carraggeddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Rogrogis; ganacsi.
Qeexid Xigta: ld geddiyid. ld gaddis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gedgeddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Si bahardaad ah oo geelu u fariisto.
Qeexid Xigta: ld hawaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax si tartiib ah u wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hiyikac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawadi. ld hawadis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Neef geel ah hawaar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Wax si aad ah ugu fekerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Haynta niyadda lagu hayo wax helitaankooda.
Qeexid Xigta: ld hawaawiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -kici) ld hiyikac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Si aan sugnayn u muuqasho (wax).
Qeexid Xigta: Caloolyow dareemid.
Qeexid Kale: Ur xun urid (wax).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho.
Qeexid Xigta: ld hawaarsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]