Qeexid
U h.: cid meel ay ku nasato ama cafimaadka hesho geyn.
[-iyay, -isay]
f.mg2U h.: cid meel ay ku nasato ama cafimaadka hesho geyn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Tegidda laga tago meel, oo la aado meel ka hawo duwan, si loo nasto ama caafimaad looga helo.
Qeexid Xigta: ld hawaggeddin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawaggeddi. ld hawaggeddis (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax si tartiib ah u wadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Beer, dalaggii hore ee ku beernaa mid ka duwan ku beerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld carraggeddiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Beer, ciiddeeda burburin kaddibna jilcin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gadgeddoonka wax marar badan oo isku xiga sameeyaan.
Qeexid Xigta: ld gabaaraggeddin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax afrogid.
Qeexid Xigta: Is g.: wax laysku ogaa wax ka baddalan muujin. ld gaddi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Webi, tog, iwm labadooda dhinac mid ka mid ah; daan; gebi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Si bahardaad ah oo geelu u fariisto.
Qeexid Xigta: ld hawaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -kici) ld hiyikac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Wax si aad ah ugu fekerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Neef geel ah hawaar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Neef xoolo ah sabaalin. ld hawadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hiyikac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawadi. ld hawadis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]