Qeexid

"Wax si tartiib ah u wadid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawadi oo kali ah:
  • Markii ay ka soo degtay diyaaraddii ay la socotay Luul ee ay u soo baxday hawada Hargeysa, ayay Luul dareentay in uu jidhkeedu dareemay hawo uu ku raaxaysanayo oo macnaheedu ahaa waa hawadii aan ku dhashay, kuna barbaaray.
  • Hawada, Biyaha iyo Dhulka oo waskhoobaa, waxay keentaa halis soo waajahda dadka ku nool deegaakaas, sida tii ka dhacday London, sannadkii 1952-kii oo uu qiiq summeeyay hawadii London, taas oo sababtay in ay ku dhintaan in ka badan 4,000 oo qof.