Qeexid

haseyeeshee xi. ld hayeeshee.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haseyeeshee oo kali ah:
  • Majirto cid ka madax banan oo xaqeejineysa sheegashada Ciidamada Dowlada ee qabsashada Degmadasi,haseyeeshee waxa jirta cabsi laga qabo Ciidamadii Xarakada Shabab oo abaabulo ka wada sida la sheegay deegaano ku dhow degmadaasi.
  • Haseyeeshee,waxaad moodaa in waxyaabahaasi anay u muuqan madaxweyne-ku-xigeenka oo u ka dhigan yahay maamhmaahdii Soomaaliyeed ee ahayd ‘Cadduur Dhawdhawdu uma dhacsana.’