Qeexid

Nooc dalagga la beerto ka mid ah, la cuno, oo leh bal, sabuul, iyo miro yar-yar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haruur oo kali ah:
  • Bom Gacmeed Khasaare geystay oo Caawa lagu Weeraray Xarunta Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho GUDOOMIYAHA DEGMADA" waxaa nasoo weeraray kooxo Canaasiir ah waana iska Caabinay"ayuu yiri Kulmiye Yeberow Haruur..
  • Warbaahinta Somalia eek u dhisan Nadaamka aadka u foosha xun (Sharuur) waxay ka daran tahay Mooryaanta Xanbaarsan Qoryaha ay noogu deeqeen kuwa Neceb Inaan Nabad helno.