Qeexid

"Qori xabbad keliyaale ah oo la isticmaali jirey waayadii hore."

Qeexid Xigta

Awr; rati.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga harti oo kali ah:
  • Sidoo kale waxaan mar laabaad idiin xaqiijineynaa in talada beesha Harti ka go,do Guddiga liiskaan ku qoran oo uu gudoomiyaha u yahay Maxamad Xaaji Jaamac,Guddigaas oo isugu jira dhaqan, siyaasiyiin, aqoon yahano iyo wax garad beeshu ay dooratay.
  • Kulan horey ugu dhexmarey magalada Muqdisho beesha Sade iyo Harti ayaa guuldaro ku dhamaadey kadib markii leysku afgaran waayay qodobadii laga wada hadley.