Qeexid

"Baahi biyo loo qabo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga harraad oo kali ah:
  • Xubno Maareeye iyagana markii ay waayeen waraabkii xubno Waraabshe ayay harraad u dhinteen.
  • Caanaha naaska hooyada waxa ku jira biyo ku fillan ilmaha, taas darteed ilmuhu uma baahna biyo dheeraad ah, laakiin hadii looga baqo inuu harraado waxa haboon in loo kordhiyo nuugista naaska ee aan wax kale la siin.