Qeexid

(-dyo, m.dh) Qalab ay jiidaan laba dibi oo beeraha lagu falo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga harqood oo kali ah:
  • Raggii aqalka Guuleed ee cirifka tuulada ugu taag iyo tilmaan dheeraa shaah ku cabbayey harqoodaalkiisa ayaa is wada dhugtay.
  • Raggii aqalka Guuleed ee cirifka tuulada ugu taag iyo tilmaan dheeraa shaah ku cabbayey harqoodaalkiisa ayaa is wada dhugtay.