Qeexid

Nafley biyo ku hafasho.

Qeexid Xigta

Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga harqo oo kali ah:
  • Raggii aqalka Guuleed ee cirifka tuulada ugu taag iyo tilmaan dheeraa shaah ku cabbayey harqoodaalkiisa ayaa is wada dhugtay.
  • Raggii aqalka Guuleed ee cirifka tuulada ugu taag iyo tilmaan dheeraa shaah ku cabbayey harqoodaalkiisa ayaa is wada dhugtay.