Qeexid

"Cid biyo ku hafin."

Qeexid Kale

ld hirqi.

Qeexid Xigta

Cid wax aad uga dhergin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga harqi oo kali ah:
  • Guti ayaa furay goolasha ay Real Madrid ku harqisay kooxda Grenk, kadibna waxa goolka labaad u saxeexay ciyaaryahanka khadka difaaca ka ciyaara ee Micheal Salgado daqiiqadii koowaad ee wakhtiga dheeraadka ah ee qaybtii hore ee ciyaarta.
  • Falkaan oo ka dhacay inta u dhexeysa Isgoyska Fagax iyo kan Ex-koontarool Balcad ayay kooxaha weerarka u geystay ku harqiyeen rasaasta qoryaha fudud, kaddibna ka baxsaday goobta.