Qeexid
Hadal been iyo khiyaamo ku jirto qof ka dhaadhicin.
[-saday, -satay]
f.g3Hadal been iyo khiyaamo ku jirto qof ka dhaadhicin.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld harowsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld harowsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg harowso. ld harowsad, harowsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax inuu daw yahay aqoonsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Biyo badan oo fadhiya oo aala macaan oo dhinac walba dhul kaga wareegsanyahay; balli weyn.
Qeexid Xigta: Hungowga ku dhaca herinta marka ugaar la soo waayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: haro folkaaneed m.l (-dyo, m.dh) (jool.) Biyo fadhiisin ku samaysmay karaytar folkaano oo cidhib go'ay.
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qorrax meel hoos ah ka gelid.
Qeexid Xigta: Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Digo iwm meel ka xaarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Habar noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax if qabtay hooska uu bixiyo.
Qeexid Xigta: Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld habaroobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel hoos ah gayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh (juqr.) Biyo gun gaaban oo qayb ahaan ama dhammaan uu liid dhuleed dhuuban badda ka gooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]