Qeexid

"Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hargab oo kali ah:
  • Qaar kale, ayaa iyana yidhi; "Hawada qabow ee dhulka ayuu hargab ka qaaday."
  • Cudurkan oo magaciisa lagu sheegay SAAR, loona malaynayo saar-bakayle soo xaggaa baxay, waxaa loo malaynayaa inuu yahay Hargab Maraykan ama Bush fayris.