Qeexid

"(hareeri, m.dh) Geed aan qodax lahayn, dhirta waaweyn ka mid ah oo toos u baxa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hareeri oo kali ah:
  • Macallin Faarax oo inta badan u hadla Ahlu-sunada deegaanadaasi ayaa sheegay inay xalay dagaal ku qabsadeen degmada Galhareeri ee Gobolka Galguduud, halkaasoo ay gacanta ku haysay Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin.
  • “Waxay u ekeyd in aanay banaatiikhda u cabbaysanayn,” ayuu Raxma Cali oo iyadu garanaysay marxuumka, lana socotay markuu suuqa u soo dhaadhacayay ayaa sheegtay in Jeylaani aanu u muuqanayn nin garanayay ama u joojinayay qofna dadkii hareerihiisa marayay.