Qeexid

"Wax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hareereysan oo kali ah:
  • " Waxaan qaadeynaa howlgalo lagaga safeynayo Burcad Badeedka ka qowleysta badaha ku hareereysan Puntland" ayuu Yiri Gen.
  • Sarkaal isna u hadlay dowlada Burundi, ayaa sheegay inay ka go'an tahay inay sii joogaan ciidankooda Muqdisho, ayna ka hortagaan khataraha ku hareereysan DF iyo shacabka Somalida ee ku nool Muqdisho.