Qeexid

"Wax har u yeelid."

Qeexid Xigta

Wax iftiin ka qarin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haree oo kali ah:
  • Madaxweynaha ayaa shir jaraa'd uu maanta qabtay waxaa uu ka sheegay in dhiig muslin oo la daadiyaa aysan ku banaaneyn shareecada Islaamka sidaa daraadeed ay tahay fal muslinimada ka fog in qof muslim ah la dilo si aan waafaqsaneyn sharciga Islaamka.
  • Xukunada qisaasta ah ee ay fulinayaan Maxkamadaha Puntland ayaa ah kuwo loo maro Shareecada Islaamka oo qeyb-ka ah Xukunada Diiniga ee ay ku dhaqmaan dowlaha Islaamka.