Qeexid

"Isku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hardan oo kali ah:
  • Mucaaradka Jabuuti oo ka shirey ka qeyb galka doorashooyinka soo socda Dalka Jabuuti, waxaa la isku diyaarinayaa doorashada baarlamaanka ee bisha dambe dhici doonta, waxaana soo baxaya hardan iyo loolan siyaasadeed.
  • Lama oga khasaaraha kala gaaray dhinacyadii uu hardan u dhexeeyay, waxaana uu dagaalkan imaanayaa iyadoo toddobaadkii lasoo dhaafay iyo toddobaadkan aysan Muqdisho ka dhicin wax dagaallo ah oo u dhexeeya dhinacyada isku haya gacan ku haynteeda.