Qeexid
ld haraa.
ld haraa.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Si hardaf ah u ordid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc orodka fardaha ka mid ah.
Qeexid Xigta: ld hardafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Laba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si hardaf ah faras u ordisiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hardan1, hertamid, hertan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hardaf1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hardafi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo.
Qeexid Xigta: Baaqi. ld hardabaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Madaxa oo wax lagu dhufto. ld herti1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Madaxa ku dagaalamid. ld harati, herti2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Aanshuun adag oo dhoobo ka sameeysan; jalxad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld hardiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof aan quusan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Cid belaayo haleesha Ilaah uga baryid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhibaato cid Eebbe looga baryo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ciid budo ah oo dabayshu kiciso.
Qeexid Xigta: H. ah: jimic (xoolo).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: (-byo, m.dh) H. ah: dabinkabood; lumid. ld habow1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof marinka toosan ka weecin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Boor kicin.
Qeexid Xigta: Neef riman candho keenid; carin; gorin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]