Qeexid
ld haramcad.
ld haramcad.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Naasley duur joog ah, hilib ku nool ah, oo laga helo Afrika, una eg shabeel, laakiin ka jurmi weyn. ld haramcas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-mmo, m.dh) (xis.) Muuqaal adke ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Caws iyo nagaar iskood uga baxa beeraha. ld harammo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Beer caws xun ka gurid.
Qeexid Xigta: Wax nijaasayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caws yaryar oo beeraha ka baxa oo dalagga guba haddii aan laga falin. ld harame.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg haramee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Hoos weyn oo qabow oo ay geedaha waaweyni yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax nijaaso leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rgo/-rko, m.dh) Maqaar nafleyda oogada kore uga rogan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld harrar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld harrar2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo.
Qeexid Xigta: Baaqi. ld hardabaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld hardi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld harin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Nooc jaadka ka mid ah oo Harar ka baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld hardiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld hiraaci2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Si xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Si xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: ld hiraaci1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]