Qeexid

"Hoos weyn oo qabow oo ay geedaha waaweyni yeeshaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga harac oo kali ah:
  • Dhanka waqooyi bari waxaa ka soo xiray togga Waaciye kaasoo xilliyada roobka goosta dhul badan una dureera dhanka haracley isagoo jirid siibaya dhirta nawaaxigaas ku taalla.
  • Sidaas awgeed, waa mas’uuliyadda dhakhaatiirta inay sifooyinkaa an kor ku soo sheegnay oo dhan ku xisaabtamaan oo ay dhooska ku xadidaan sifaha u qofka xanuunsanyaa leeyahay (Characteristics) marka ay dawooyin u qorayaan.