Qeexid

"Wax if qabtay hooska uu bixiyo."

Qeexid Xigta

Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga har oo kali ah:
  • Ciidamada Booliiska Maamulka Soomaaliland oo maanta Xabsiga dhigay Nin Qarax ka geystay Magaalada Hargeysa.
  • Shariif la leeyahay xubnaha uu doonayo inuu xilka Ra'iisul wasaarenimo u magacaabo, iyadoo tani ay xoojin karto khilaafka u dhexeeya Dowlada.