Qeexid
ld habuuq1.
ld habuuq1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld habuuq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: ld habuuqso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld habuuqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld habuuqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Takoor; karatiil; karaantiil.
Qeexid Xigta: ld faquuqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Beer, waqti sabuulkeeda la cuni karo gaarid. ld haquuq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xaquuqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax faftimo leh simid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax ama qof takoorid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: (-qyo, m.dh) Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Harraad iyo gaajo badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Haq u dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid harraad iyo gaajo ku dilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg haqi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baahi, dan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cad yar, beer ka mid ah oo qof maalin fali karo.
Qeexid Xigta: ld
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]