Qeexid

"Cad yar, beer ka mid ah oo qof maalin fali karo."

Qeexid Xigta

ld

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haqad oo kali ah:
  • "Meesha aad ka timaadeen habeenkii lama socdo, shaqada ugu weyna halkaa ayaa ka wadaan oo aad sal dhigateen" ayuu yiri Wasiirka oo ku eedeeyay hey'addaha samafalka in ay mar walba ku marmar siiyoodaan amni xumo ka jirto Puntland.
  • Luqadda deenishku waa furaha fursadda waxbarashada iyo shaqada.