Qeexid

"Baahi, dan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haqab oo kali ah:
  • Wasiirku waxa uu sheegay in Wasaaradda waxbarashadu ay leedahay madbacad balaaran oo haqab tirtey baahiyihii dhanka buugta, madbacan ayuu sheegay inay wax weyn ka badashey baahiyihii dhinaca buugaagta waxaana uu waftiga tusay madbcada wasaaradda.
  • Waxaana joogay mid kamid ah abwaanada Somaliland ee reer Holland oo la yidhaahdo Nuuradiin oo dhallinta iyo waayeelba ka haqab tiray muusig casriya.