Qeexid

"Harraad iyo gaajo badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haq oo kali ah:
  • Oo hadduu dalkii ku laabto miyuu ku nabad gelayaa sow kuwii halkaa joogay ku odhan maayaan waa doqon, wuu shaqaysan waayey, Ilaahay baa halkan ka kaxeeyee maxaa ku soo celiyey…bal waxa qayrkii daaro soo dhisteen eega…waa janno ka bood.
  • Waxay qabaan dhaqanka reer guuraanimada iyo nidaamka dawladnimo in ay yihiin kuwo aan is qaban karin oo iska hor imanaya waayo dawlad maamulkeed (maandeeq) iyo geel dhaqiddii waa laba shay oo aad u kala duwan.