Qeexid

"U h.: qab weyn lahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanweyn oo kali ah:
  • Dadka qurbaha ku noolna waxaa la yidhaa qofba qofka ay ka tiro badantahay inta uu soo dhoofiyay ayaa looga hanweyn yahay.
  • Sidaa darteen waxaan arkaa in Siilaanyo maanta haduu doorto uu cayaari karo dowr ka dhigi kara hogaamiye ay ku hanweynaadaad dhamaan Soomaaliweyn meelay joogaanba.