Qeexid

"Wax hanuunsan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanuunsan oo kali ah:
  • Sheekh Daahir Aw-cabdi ayaa si guud uga hadlay rafiiqnimadii ka dhexaysay isaga iyo Sheekh Axmed wuxuuna ku tilmaamay nin dabeecad macaan oo laga heli karayey qof hanuunsan waxii lagu yaqiinay oo dhan.
  • Si aad uga badbaaddaan khilaafkaas waxaan idinkula dardaarmayaa inaad raacdaan jidka Nabigiinna iyo jidka khulufadiisii hanuunsanaa.