Qeexid

"Raacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanuun oo kali ah:
  • Addoomahaygiiyow dhamaantiin baadi ayaad tihiin, qofkii aan hanuuniyo ma ahee.
  • Wuxuu yiri: waxaan u imid in aad iga bartid waxa lagu baray hanuun.