Qeexid

"Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo waxa la soo saaraba dadweynuhu u simanyahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hantiwadaag oo kali ah:
  • Doorashadan oo ay ku loolamyaan Musharixiin ay ugu waaweyn yihiin, Jack Chirak oo ah Madaxweynaha haatan iyo Lionel Jusban oo ka socda Xisbiga Hantiwadaagga.
  • Xisbiga Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed (XHKS) 1976 - 1991 waa xisbigii talada wadanka Soomaaliya hayay mudadii ugu dheerayd oo taxane ahayd 21 sano.