Qeexid

"Qof hanti leh."

Qeexid Xigta

Qof maaliyad badan leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hantiile oo kali ah:
  • Waxaa Zeyd Binu Xaaritha gatay nin hantiile ah kana mid ahaa madaxda Qureysh.
  • Jamhuuriya ;Hotel Jarmalka ku yaalla oo lagu qaali-gareeyey dadka buurbuuran Dadka buurbuuran ee ku nool dalka Jarmalka ayaa ashkatooday hantiile hotel leh, waxaanay sheegeen in uu lacag dheeraad ah ka qaado qof kasta oo miisaankiisu kor u dhaafayo 78kg.